Suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo maanta xariga laga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo laga bineeyey duleedka galbeed ee magaalada Berbera. Munaasibadda xadhig-ka-jarka oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen shir-guddoonka golaha Baarlamaanka, guddoomiyaha maxkamadda sare, xeer ilaaliyaha guud, qaar kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, guddoomiyaha shirkadda DP-world, wakiillo … Continue reading Suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo maanta xariga laga jaray (Sawirro)